Maxkamada Ciidamada oo xukun adag ku riday Muuse Maxamed Axmed

Maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun xabsi ah ku riday Muuse Maxamed  Axmed oo loo heysto kamid ahaanshiyaha kooxda Al shabaab iyo farsameynta agabka qarxa sida Bom F1. Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan Guutada 14-ka October  ayaa ka qabtay eedeysane Muuse Maxamed  Axmed magaalada Marka bilowgii November 2019  isaga oo uga  soo … Continue reading Maxkamada Ciidamada oo xukun adag ku riday Muuse Maxamed Axmed